Sacuudiga oo soo diiday in ay aqoonsato Danjiraha Somalia u magacawday dalkaasi (Xog)

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in Boqortooyada Sacuudiga soo diiay in warqadaha aqoonsiga Danjiranimo ka gudoonto Safiirka dowlada Soomaaliya u magacawday dalkaasi Amp C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir. Madaxweyne Farmaajo ayaa 29-kii bishii May ee sanadkan u magacaabay C/xakiin Xasan Ibraahim Ashkir in uu noqdo Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhinaya Sacuudiga kadib markii Safiirkii … Continue reading Sacuudiga oo soo diiday in ay aqoonsato Danjiraha Somalia u magacawday dalkaasi (Xog)